• Kulan lagu taageerayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi ooo Dubai ka dhacay (Warbixin + Sawiro).

    Dubai (HM) Waxaa caawa lagu qabtay Magaaladda Dubai xaflad balaaran oo ay ka soo qayb galeen qaybaha Jaaliyada beesha Cali Saleebaan sida Ganacsatada, Waxgaradka, Haweeenka & Dhalinyarada xafladaas oo lagu taageerayey Beeldaajaha cusub ee Beesha Beeldaaje Maxamed Beeljaade Ismaaciil Beeldaaje X. Cabdulaahi. [...]

    Kulan lagu taageerayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi ooo Dubai ka dhacay (Warbixin + Sawiro).
  • Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal

    Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal; Waxa halkaan tahniyad ka diraya dadka kala ah; [...]

    Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal
  • Tirakoobka Puntland & Dulmiga lagu wado reer Maakhir (Maqaal)

    Sida aan wada ogsoonahay waxaa labilaabaya dhowaan Tirakoobkii dadka kunool Puntland Maalmahan waxaa GAROWE kasocda tababaro loogu talagalay in lagu tababaro dad kasocda dhamaan Gobolada Puntland , (Population survey estimate) Waxaana wada wasaaradda Qorshaynata waxaan la fulinaysa Hayada UNFPA, waxaa loogu talagay dad tiradoodu dhantahay 140 qof oo si siman looga soo xulo dhaman puntland laguna saleeyey shantii Gobol SANAAG ,BARI, NUGAAL, SOOL, MUDUG. Lakiin waxaa soobaxday in Wasaarada Qorshayntu u maamushay arintaas si khaldan oo loogu gefay Gobolka sanaag, 140 ki qof wuxuu ka helay 8 Qof oo keliya, isaga oo xaq u lahaa 28 Qof in uu helo. Maamulka Gobolka sanaag isaga oo aan ka fiirsan maqaan sida ay ka noqotay ayuu wuxuu sideed qof u magcabay in ay tababarkaas ka qaybgalan iyaka oo xaq u leh in ku darsadan 28 Qof . Population survey estimate: waa survey sii soconaya hada waxa laqabanaya wa wejigii kowaad waxana loogu talagalay in lagu tababaro dadka loo talagalay in ay soo tira koobaan dadwaynaha ku dhaqan guud ahaan Puntland. Waxaan codsanaynaa in maamulku baraarugaan oo arintan si qote dheer dib ugu fiiriyaan khaladkaasna ku saxaan maxaa yeelay hadii hada sidaas lagu socodsiiyo , midka soosocda ma sixi karno. Waxaaa nasiib daro ah hadiiba Sideeda qof si cadaalad ah lagu qaybiyey oo la tix geliyey dadka wada dega gobolka SANAAG ee xaruntiisu tahay Baran , loona qaybshay sidan 6 Qof, BARAN, 1 Qof, Tuulada FIQIFULIYE , oo Degmo ku magcaban 1 Qof, Tuulada LAASA SURAD Hadab su’aashu waxay tahay Maxaa diiday in aan Gobolka Bari wax ka helin marka sidan wax loo qaybsanaayo????? Hadii sidan aan aqbalno madhici doontaa marka Tirakoobka la bilaabo in natiijada kazoo baxdaa noqon karto KARKAAR waxaa ku nool 500 kun oo Qof , SANAAG waxaa ku nool 100kun oo Qof waa wax suura gal ah waa hadii qaabka wax u socdaan aan laga jawaabin QORE , Xasan Xuseen Faarax, Oslo [...]

    Tirakoobka Puntland & Dulmiga lagu wado reer Maakhir (Maqaal)
  • Xukuumada Puntland oo ku amartay Gen. Samatar inuusan wax Tikniko ah ku dhex wadan karin Bosaso (Akhri Wareegto).

    Gudiga oo uu gudoomiye u yahay C/samad Galan oo ah barasaabka gobolka Bari, ayaa qoraalkooda ku sheegay in Gen. Samatar uusan wax tikniko ama baabuurta qoryaha saaran yihiin aanu is istcimaali karin, balse loo ogol yahay inay ilaaladiisa ay qaataan hubka fudud [...]

    Xukuumada Puntland oo ku amartay Gen. Samatar inuusan wax Tikniko ah ku dhex wadan karin Bosaso (Akhri Wareegto).
  • Xusuuso Taariikhda: Bilowgii Hawlgalkii ‘Rajo Soo Celinta Soomaaliya’ Iyo Dhammaadkiisii (1993-1994)

    Muqdisho (RBC) Labaatan sano ka hor maanta oo kale oo ku beegan 09/12/1993 ayey ahayd markii ugu horeysay ee guutooyinka ciidamada Mareykanka ee isugu jira kuwa badda, cirka iyo dhulka ay ka soo degeen xeebaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. [...]

    Xusuuso Taariikhda: Bilowgii Hawlgalkii ‘Rajo Soo Celinta Soomaaliya’ Iyo Dhammaadkiisii (1993-1994)
  • Dastuurka Cusub ee Masar oo 15 December Afti loo Qaadayo

    Madaxweynaha Masar Maxamed Morsi ayaa ku dhawaaqay in 15 bishan December afti loo qaadi doono dastuurka qabyo-qoraalka ah ee dalka Masar. Hadalkan ayuu ka horsheegay guddiga diyaarinta dastuurka ee u badan Islaamiyiinta kuwaasoo toddobaadkan si deg-deg ah ku ansixiyay dastuurka cusub. Dastuurka cusub iyo waliba wareegtadii uu Morsi soo saaray ee uu awoodda badan isku siiyay ayaa dhalisay dibadbaxyo badan oo ay dalkaasi ka dhigeen mucaaradka madaxweynaha. Dhinaca kale, taageerayaasha madaxweynaha ayaa maanta sameeyey dibadbax weyn oo ay ka soo qeybgaleen in kabadan 200kun oo qof oo ay ku taagereen madaxweynaha iyo dastuurka cusub. Morsi ayaa shacabka Masaarida u sheegay inay afti u qaadaan dastuurka cusub oo ay fikirkooda ku aadan dastuurka u codeeyaan 15-ka bishan. Dastuurkan ayaa haddii la ansixiyo wuxuu meesha ka saari doonaan dhammaan sharciyadii hay'addaha dowladda oo ay ku jiraan wareegtadii uu 22-kii bishii hore soo saaray madaxweynuhu. Sidoo kale muddo 60 maalmood gudahood waxaa lagu soo dooran doonaa baarlamaan cusub. [...]

    Dastuurka Cusub ee Masar oo 15 December Afti loo Qaadayo
  • U Coday Cayaaryahanka Afrika ee BBC ee 2012 uga coday Laasqoray Media

    Yaya Toure ayaa sanadkii labaad soo galay ee isku xiga, waxaa kula jira cayaartooyga ay reer Ivory Coast team-mate Didier Drogba, Demba Ba oo u dhashay Senegal, Younes Belhanda oo reer Morocco ah iyo cayaaryahanka reer Zambia ee Christopher Katongo. [...]

    U Coday Cayaaryahanka Afrika ee BBC ee 2012 uga coday Laasqoray Media
  • Tirinta codadka doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka Somaliland oo weli socota.

    Gudiga doorashooyinka somaliland ayaa hore ugu dhawaaqay in tirada guud ee goobaha sanaadiiqda codbixinta guud ahaan somaliland ay noqononeyso 1844 goobood lixda gobol ee Somaliland. [...]

    Tirinta codadka doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka Somaliland oo weli socota.
  • Madaxweynaha Puntland oo maanta booqday Dekeda Boosaaso.

    Dekedda weyn ee Magaalada Boosaso ayaa waxa maanta 30 November,2012 booqasho ku tagay madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada. [...]

    Madaxweynaha Puntland oo maanta booqday Dekeda Boosaaso.
  • Mudane Madaxweyne Mahadsanid (Jawaab celin Hawlgalkii Xukuumadda Puntland ee Gobolada Sanaag & Hayland).

    18 May, 1991 Jabhadii SNM oo ka mid ahayd Jabhadihii Dagaalka kula jiray Dowladii dhexe ee Soomaaliya waxay ku dhawaaqday Maamul cusub oo la magac baxay Jamhuuriyada Somaliland kaas oo ay sheegtay inuu yahay Dal Madax banaan oo ka go’ay Soomaaliya inteeda kale xuduudihiisuna yihiin Dhulkii Dowladda Ingriisku gumaysan jirtay wixii ka horeeyey 26 Jun, 1960 ee loo qiyiinay Somaliland (Gobolada Awdal, Woqooyi Galbeed, Tog dheer, Sanaag & Sool) . [...]

    Mudane Madaxweyne Mahadsanid (Jawaab celin Hawlgalkii Xukuumadda Puntland ee Gobolada Sanaag & Hayland).
Kulan lagu taageerayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi ooo Dubai ka dhacay (Warbixin + Sawiro).   |   Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal   |   Tirakoobka Puntland & Dulmiga lagu wado reer Maakhir (Maqaal)   |   Xukuumada Puntland oo ku amartay Gen. Samatar inuusan wax Tikniko ah ku dhex wadan karin Bosaso (Akhri Wareegto).   |   Xusuuso Taariikhda: Bilowgii Hawlgalkii ‘Rajo Soo Celinta Soomaaliya’ Iyo Dhammaadkiisii (1993-1994)   |   Dastuurka Cusub ee Masar oo 15 December Afti loo Qaadayo   |   U Coday Cayaaryahanka Afrika ee BBC ee 2012 uga coday Laasqoray Media   |   Tirinta codadka doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka Somaliland oo weli socota.   |   Madaxweynaha Puntland oo maanta booqday Dekeda Boosaaso.   |   Mudane Madaxweyne Mahadsanid (Jawaab celin Hawlgalkii Xukuumadda Puntland ee Gobolada Sanaag & Hayland).   |  

  OTHER NEWS »


Kulan lagu taageerayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi ooo Dubai ka dhacay (Warbixin + Sawiro).
Dubai (HM) Waxaa caawa lagu qabtay Magaaladda Dubai xaflad balaaran oo ay ka soo qayb galeen qaybaha Jaaliyada beesha Cali Saleebaan sida Ganacsatada, Waxgaradka, Haweeenka & Dhalinyarada xafladaas oo lagu taageerayey Beeldaajaha cusub ee Beesha Beeldaaje Maxamed Beeljaade Ismaaciil Beeldaaje [...]
by / on January 18, 2013 at 7:41 pm



Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal
Tahniyad Meher Deqa Cisman Cali Guul iyo Abdi Rashiid Cumar Sahal; Waxa halkaan tahniyad ka diraya dadka kala ah; [...]
by / on December 21, 2012 at 4:42 pm



Tirakoobka Puntland & Dulmiga lagu wado reer Maakhir (Maqaal)
Sida aan wada ogsoonahay waxaa labilaabaya dhowaan Tirakoobkii dadka kunool Puntland Maalmahan waxaa GAROWE kasocda tababaro loogu talagalay in lagu tababaro dad kasocda dhamaan Gobolada Puntland , (Population survey estimate) Waxaana wada wasaaradda Qorshaynata waxaan la fulinaysa Hayada UNFPA, waxaa [...]
by Maqaal / on December 17, 2012 at 11:37 am



Xukuumada Puntland oo ku amartay Gen. Samatar inuusan wax Tikniko ah ku dhex wadan karin Bosaso (Akhri Wareegto).
Gudiga oo uu gudoomiye u yahay C/samad Galan oo ah barasaabka gobolka Bari, ayaa qoraalkooda ku sheegay in Gen. Samatar uusan wax tikniko ama baabuurta qoryaha saaran yihiin aanu is istcimaali karin, balse loo ogol yahay inay ilaaladiisa ay qaataan [...]
by Puntland news 24 / on December 09, 2012 at 11:28 am



Xusuuso Taariikhda: Bilowgii Hawlgalkii ‘Rajo Soo Celinta Soomaaliya’ Iyo Dhammaadkiisii (1993-1994)
Muqdisho (RBC) Labaatan sano ka hor maanta oo kale oo ku beegan 09/12/1993 ayey ahayd markii ugu horeysay ee guutooyinka ciidamada Mareykanka ee isugu jira kuwa badda, cirka iyo dhulka ay ka soo degeen xeebaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. [...]
by LM / on December 09, 2012 at 11:21 am



Dastuurka Cusub ee Masar oo 15 December Afti loo Qaadayo
Madaxweynaha Masar Maxamed Morsi ayaa ku dhawaaqay in 15 bishan December afti loo qaadi doono dastuurka qabyo-qoraalka ah ee dalka Masar. Hadalkan ayuu ka horsheegay guddiga diyaarinta dastuurka ee u badan Islaamiyiinta kuwaasoo toddobaadkan si deg-deg ah ku ansixiyay dastuurka [...]
by / on December 02, 2012 at 11:11 am



U Coday Cayaaryahanka Afrika ee BBC ee 2012 uga coday Laasqoray Media
Yaya Toure ayaa sanadkii labaad soo galay ee isku xiga, waxaa kula jira cayaartooyga ay reer Ivory Coast team-mate Didier Drogba, Demba Ba oo u dhashay Senegal, Younes Belhanda oo reer Morocco ah iyo cayaaryahanka reer Zambia ee Christopher [...]
by Laasqoray Media / on December 01, 2012 at 11:15 am



Tirinta codadka doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka Somaliland oo weli socota.
Gudiga doorashooyinka somaliland ayaa hore ugu dhawaaqay in tirada guud ee goobaha sanaadiiqda codbixinta guud ahaan somaliland ay noqononeyso 1844 goobood lixda gobol ee [...]
by LM / on December 01, 2012 at 11:09 am



Madaxweynaha Puntland oo maanta booqday Dekeda Boosaaso.
Dekedda weyn ee Magaalada Boosaso ayaa waxa maanta 30 November,2012 booqasho ku tagay madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole iyo xubno ka tirsan golaha [...]
by LM / on November 30, 2012 at 8:39 pm



Mudane Madaxweyne Mahadsanid (Jawaab celin Hawlgalkii Xukuumadda Puntland ee Gobolada Sanaag & Hayland).
18 May, 1991 Jabhadii SNM oo ka mid ahayd Jabhadihii Dagaalka kula jiray Dowladii dhexe ee Soomaaliya waxay ku dhawaaqday Maamul cusub oo la magac baxay Jamhuuriyada Somaliland kaas oo ay sheegtay inuu yahay Dal Madax banaan oo ka go’ay [...]
by LM / on November 29, 2012 at 5:59 pm

  More News ...

  Articles »
Falanqayn Siyaasadda: Puntland Dimuqraaddiyaynta & Doonidda isku duubnida kee horeeya ?
September 28, 2012 at 1:45 pm
Maamul Goboleedka Puntland ee ka curtay Soomaaliya 1998-di Waxaa ku bahoobay Bulshada dagan Shan Gobol & Dagmadda Buuhoodle , Muddadi uu Maamulkaasu ka ariminaayay deegaanadaas [...]
Puntland asaaskeedii iyo dhabar jabkii reer Bari! (Maqaal)
Sida aan la wada socono aasaaskii maamul goboleedka Puntland waxay ka timi firkarada guurtidii iyo shacabkii deegaanada ku dhaqnaa, waxaana [...]
September 24, 2012 at 11:30 am
Wacyiga hadda ka jira Puntland iyo Dimuqraadiyada la doonayo sidee isu waafaqayaan?
Tan iyo markii lagu dhawaaqay in Puntland ay ka guureyso Awood Qeybsiga Beelaha oo ay u guureyso waxa lagu tilmaamay [...]
September 24, 2012 at 11:08 am
Cade iyo Cabdullaahi Muddo Kororsi Laga Diiday Miyaa Cabdi-raxmaanow Lagaa Yeelaa ? [Faallo]
Magaalada Qardho ayaa hogaaminayasa ilaa iyo hada shacabka laga maqlayo isbedel baanu rabnaa, marka laga soo tago waxgarad iyo siyaasiyiin [...]
September 22, 2012 at 12:08 pm

  Business »
DAAWO Muuqaalka Mobilka cusub ee IPhone 5 (Video)
September 18, 2012 at 5:15 pm
Shirkadda Apple ayaa dhowaan ku dhawaaqday inay suuqyada caalmka u iib geyn doonto jiilkii 5-aad ee Mobilka Iphone (Iphone 5) waxaana suuqyada si rasmi ah [...]
Apple oo ku dhawaaqday inay soo saartay Iphone 5
Taleefanka la soo ban dhigay wuxuu ka dheer yahay kana balaaran yahay jiilkii ka horeeyey ee I Phone 4s isagoo [...]
September 15, 2012 at 5:23 pm
Shirkada Google oo hoos uga dhacday kaalinta 1aad ee booqashada Website-yada Aduunka.
London - (LM) Shirkada Google ayaa markii ugu horaysay hoos uga dhacday kaalinta 1 aad ee qiimaynta booqashada website-yada dunida. [...]
September 14, 2012 at 9:41 pm
100 qof ee aduunka ugu lacagta badan
waxaynu ku eegi doonaa 100 qof ee aduunka ugu lacagta badan magacyadooda iyo wadamada ay udhasheen iyo shaqadoodu waxa [...]
August 30, 2012 at 12:10 pm

  Sports »
Xiddig ku cusub horyaalka Ingiriiska oo aad loo amaanay & Wararkii ugu dambeeyay ee World Sport News (Daawo Sawirada) !!
October 06, 2012 at 2:22 pm
Laasqoray Media - Kaptankii hore ee Qaranka Germany Michael Ballack oo u waramayay Tv-ga Sky Sports UK ayaa amaan aan caadi aheeyn la daba kacay [...]
Balotellei oo aqbalay uurka Rafaella inuu leeyahay
Xiddigga Man City ee lagu magacaabo Mario Balotelli ayaa ugu dambeyn aqbalay uurka ay u leedahay gabadha modelka ah ee [...]
September 30, 2012 at 12:31 pm
Daafaca Reer England John Terry oo Ugu danabyn ganaax Luqunta loo galiyey
John ayaa lagu helay in uu midab takooray laacibka kooxda QBR ee anton Ferdinand ciyaar ka tirsanayd Horyaalka Enland oo [...]
September 28, 2012 at 1:51 pm
Di Maria “Inaan saan Xayi u noqdo Jose Mourinho ayaa masuul ka ah”
Ciyaaryahanka qadka dhexe uga ciyaara kooxda Real Madrid Angel Di Maria ayaa amaanay qaabka laylin ee macalinkooda Jose [...]
September 28, 2012 at 1:49 pm

  Videos & Interviews »
BADBAADO PUNTLAND - 2012
November 27, 2012 at 9:44 am
BADBAADO PUNTLAND - 2012 [...]
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo marti ku ah Barnaamijka KULANKA MAANTA ee ka baxa Horn Ca
Barnaamijka Kulanka Maanta ee ka baxa Horne Cable tv waxa marti ku ah todobaadkan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahan Gudoomiyaha [...]
October 28, 2012 at 10:27 am
EXCLUSIVE INTERVIEW WITH PRIME MINISTER ABDI FARAH SHIRDON SAAID BY SHUKRI M.AFRAH 06 10 2012
Waraysigan waxaa qaaday Tv-ga Caalamiga ah ee Somali Channel, waxaa madasha RAJO Gudoomiye u ah Dr Cabdi farax Shirdoon ( [...]
October 07, 2012 at 4:07 pm
Soomaali laga shekiyey oo Airport mudo ku xayirnaa (DAAWO)
Halkan hoose ka Daawo nin Soomaali ah oo laga shekiyey oo mudo badan ku xayirnaa Airport ku yaala wadanka Australia [...]
September 28, 2012 at 1:26 pm
 
 
 
  ENGLISH NEWS
Saracen trained forces surround the home of former Somali Prime Minister in Bosaso
November 01, 2012 at 9:21 am
Obama and Romney Bristle From Start Over Foreign Policy
October 23, 2012 at 10:06 am
Moving Towards a Multi-party System in Puntland
October 18, 2012 at 5:27 pm
Puntland authorities close down radio and website
October 10, 2012 at 10:44 am
Somalia: Puntland Welcomes New Prime Minister-Nominee
October 09, 2012 at 12:52 pm
Somalia: Puntland Anti-Piracy Force Making Progress
October 09, 2012 at 9:04 am

  SUBSCRIBE BY EMAIL
Sign up to recieve our newsletter on your email.



  Find us on Facebook





  HAMBALYO
HAMBALYO DHALASHO: Garaad Siciid Axmed Ciise & Murwo Amaal Khada Cali oo wiil ugu dhashay Dubai.
September 19, 2012 at 4:05 pm
HAMABLYO AROOS BOQORKA Axmed Cabduqadir Nuur Gurxan & BOQORADA: Sacdiyo Cabdisalan Aadam maxamed oo ku aqal galay QARDHO
September 15, 2012 at 3:14 pm
Tahniyad Aroos: wada noolaadoo nabad ku waara Caruus: C/risaaq Cismaan Bulqaas & Muwadiisa: Hinda Siciid maxamed
September 02, 2012 at 7:34 pm
Tahniyad Aroos - Sweden
September 01, 2012 at 6:52 pm
Hanbalyo Dhalasho
September 01, 2012 at 3:47 am
''Tahniyad Meher''
August 30, 2012 at 12:43 pm
No News found in this section ..... !
  TACSI

 

Faceboook Facebook   Like Our Page

Faceboook Twitter   Follow us!

Faceboook Email   Contact us